Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka

Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka Raga iyo dumarka mararka qaarkooda waxaa qabsada arrin oo murugo u keenaysa guurka kaddib, arntaas oo ah qofka inuu gudan waayo waajibka ka saaran qofka kale. marka hore raga ayaan ka bilaabaynaa. ninka marka uu guursado waxaa uu galaya sheeko cusub oo ah raaxada gogosha, inta badan dadka kuma […]
Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa. daawo muuqalkan video: Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo […]
Cuntada raga doobka u sahlan

Cuntada raga doobka u sahlan Cuntadan waxaa lagu magacaabaa cuntada doobka waxaa u badan dhalinyarada iskaabuliga ah waa cunto shaqo badan aan u baahnayn haddana leh nafaqo aan lasoo koobi karin Cuntada ugu fudud uguna macaan badan egg and tuna Ukun iyo toono laysku dubay waa cunto macaan badan Waxaad keenaysaa basal marka aad jarjarto […]
Sawirada sambuuska Soomaaliyeed

Sawirada sambuuska Soomaaliyeed Soomaali waxay caan ku tahay cuntada loo yaqaano sambuus. waa dhaqan aad loogu yaqaano daafaha dalka soomaaliya waxaa la sheegaa sambuuska inuu kasoo galay India laakin soomaalida waxyaabo ayay ku dareen qaab kale ayay u yeeleen. carabta sambuuska waxay galiyaan qudaar ama farmaajo laakin soomaalida waxay dhex galiyaan hilib iyo basal ama […]
Sawirada xalwada iyo burka cusub

Sawirada xalwada iyo burka cusub Soomaali waxay caan ku yihiin xalwada iyo bursaliidka nooca aadka u macaan badan. xalwada waa dhaqan kasoo galay dalka Cumaan waxayna sameeyaan ilaa iyo hadda xalwada. Burka saliidda nooca cusub waa nooca ka muuqda sawiradan marka la dubo ayaa la dhexgaliyaa sokor la karkariyay […]
Ketchup sida loo sameeyo halkan ka baro

Ketchup sida loo sameeyo halkan ka baro Ketchup waa cunto ay bilaabeen samayskeeda Muslimiinta dalka Malaysia qarniga 17-aad ayaa la geeyay dalka Ingiriiska kaddibna waxaa loo sii gudbuiyay America. qaabab badan ayaa loo sameeyaa waxaa ka mid ah sidan waxaad ka samaynaysaa Katshabka waxyaalahan 5 qaaddo yaanyo shiidan 3 qaaddo weyn sokor 1 qaaddo weyn […]
Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo Sida loo diyaariyo macmacaanka Basbousa lagu magacaabo waa cunto dhaqsi loogu cayilo. Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo 1- labo koob burka laga sameeyay Semolina (sareenka ayaa laga keenay). 2- labo koob caano 3- koob sokor 4- rubac koob saliidda gallayda. 5- seddex qaaddo […]
