Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah

Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah Foods that increase weight Jirkaaga sidee baad ku cayilin kartaa oo dabiicina ah Cayilka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dad badan oo soomaali ah ay raadiyaan, waxaa laga yaabaa dhaqanka soomaaliyeed inuu saamayn weyn ku leeyahay arintaas, soomaalida waxay aaminsan yihiin qofka caataha ah inuu yahay […]
Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka

Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka Khubarada cuntada ku takhasusay waxay sheegeen cuntada ka smeysan burka iyo subagga iyo sisinta iyo digaaga duban inay tahay cuntada lagu naaxo oo ka mid ah cuntooyinka dhaliya baruurta badan oo keenta cayilka caloosha iyo xabadka iyo cajiraha. Siiba marka cuntadaas uu la socdo wax burutiin badan leh sida […]
Cuntada dhaqsi loogu buurto oo ah digaag iyo baradho

Cuntada lagu cayilo iyo daawada cayilka layskuma barbardhigi karo
Baradhada iyo hilibka eeg waxay u taraan dadka xayeesiga

Baradhada iyo hilibka eeg waxay u taraan dadka xayeesiga Sida la og yahay cunto kasta waxay wadataa waxyaalo u gaar ah, laakin marka laysku daro labo cunto kala duwan waxyaalo kale ayay la imaadaan oo saamyn ah. haddaba baradhada marka lagu dhex kariyo hilibka maxay tartaa. waxaa la og yahay hilibka inuu leeyahay burutiin badan […]
Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido Soomaalida ma jecla soorta, waxay u arkaan inaysan ahayn raashin vitamin leh, dadka badankooda waxay jecel yihiin baasto ama bariis. laakin maanta waxaan kuu sheegaynaa soorta inay leedahay vitamino aan ku jirin bariiska iyo baastada. marka hore soorta soomaalida ay cunaan badankeeda maxay ka samaysan tahay? Jawaabta waxay […]
Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah

Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah Cabitaanka lagu cayilo, cabbitaano badan ayaa jira oo maanta jirka usoo celin kara awood iyo naaxitaan, siiba dadka u baahan inay cayilaan ama naaxaan. waxaa ugu horreeya waxa lagu cayilo oo cabitaan ah 1- caanaha caanaha sida la og yahay, waxay wataan burutiin badan, qofka marka uu caanaha cabbayo […]
Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida Cayilka waa jirka oo naaxa baruur yeesha, cayilka marka uu yahay mid dhexaad ah, wuxuu tilmamayaa inuusan caafimaadka dhib haysan, caadi ahaan, haddii jirrooyin kale jirin, laakin marka uu xadka ka baxo wuxuu tilmaamayaa jirrooyin badan. dadka soomaaliyeed maxaa inta badan caato ka dhigay? jawaabta waxaa weeye, soomaalida […]
