Soomaali oo loo keenay qalabka Koroonaha

Soomaali oo loo keenay qalabka Koroonaha Deeq uu soo dhiibay Ganacsadaha Shiinayska ah ee Shirkadda Alibaba Group Jack Ma ayaa caawa kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde iyadoo deeqdaan lasoo marsiiyay magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya. Deeqdaan ayaa ka kooban qalabka lagu baaro iyo qalabka looga hortago cudurka Koroonaha. cudurka oo meelo […]
Sida lagu garto cudurka cusub Hantavirus

Sida lagu garto cudurka cusub Hantavirus Qofka marka uu viruska Hantavirus ku dhaco wuxuu xanuunsanayaa muddo gaaraysaa shan maalmood ilaa toddobaad, cudurkan labo qof iskama qaadi kartaan sida la sheegay waxaa laga qaadaa jiirka ama doolliga cudurkaas ah Hantavirus qaba. waxaa lagu gartaa Hantavirus qandho iyo jir xanuun iyo daal daran, maalmo kaddib wuxuu dareemayaa […]
Waa maxay Hantavirus

Xanuuun Hor Leh oo Ka Dilaacay Shiinaha Kaas oo Ka Halis Badan Coronovirus Alle Ha Sahlo Amuuraha ………………. Hantavirus oo Ah Virus Kale oo Ka Dilaacay Wadanka Shiinaha Ayaa Waxa U Dhintay Hal Nin Sida Ay Qortay Majalada ‘International Times’ ee Shiinaha, ninka ka oo Ka soo jeeda gobolka Yunnan ayaa u dhintay virus-ka isaga […]
Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro Soomaali oo la sheegay in laga helay hal qof oo qaba cudurka corona, waxaana la sheegay qofkaas inuu ka yimid dalka shiinaha. Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu […]
Somali sidey isugu diyaarisay cudurka corona

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Caawa kormeeray goobaha ay dowlada ugu talagashay in lagu karantiilo dadka ku dhacay Caabuqa COVID-19. Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa kamid ah xarunta xarunta weyn ee loo qorsheeyay dadka uu saameeyay coronavirus oo ku taala degmada Waabari gaar […]
Soomaali iyo cudurka Coronavirus (COVID-19)

SWDC – Somali Women Development Centre. wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook: Today, our dedicated health workers held un urgent meeting to strategize proper way to provide community-based awareness raising on the prevention of #Coronavirus (COVID-19). This virus is very serious & our community e.g. vulnerable groups (IDPs) can not afford to pay the price. Maanta […]
Trump oo Corona u muujiyay tabartiisa

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan tabar u haynin maraykanka cudurka corona. wuxuu emerjansi kusoo rogay dalka maraykanka oo dhan. cabsi laga qabo cudurka corona virus awgeed. wuxuu kusoo qoray barta twitter hadalkan oo ay u tarhuntay Aljazeera af carabi: Waxaa sharaf weyn ii ah inaan ku dhawaaqo maalin axadda oo ah 5 […]
