Cudurka corona iyo adeegga suuqa

Cudurka corona iyo adeegga suuqa Corona siduu u saameeyay ganacsiga dalka waxaad ka arki kartaa dadka sida ay u kala fogaanayaan. cudurkan oo la sheegay in si dhaqsi layskugu daarto marka lasysu soo dhowaado. Goobtaan waa suuqa qudaarta waad arkaysaa dadka in loo sameeyay xariiqin aysan soo gudbi karin so loo ilaaliyo in lays gaarsiiyo […]
Fasirka riyada cudurka corona virus

Su’aasha: Maxay noqon kartaa riyada qofka hadduu arko qof corona virus qaba maxaa lagu fasiri karaa fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Waxaa dhici karta riyada inay tahay nooca loo yaqaano أحلام حديث النفس taas oo laga wado riyada nafta ay ku sheekaysato, waayo maalmahaan waxaa la hadal hayaa cudurka corona virus marka waxay badan tahay riyada […]
Corona maxaa loogu bixiyay COVID19

Ereyga corona waxaa laga wadaa taajka madaxa lagu xiro engilish ahaan, Illeen wuxuu u eg yahay wax leh kurtmo taaj u eg. wuxuuna u dhow yahay cudurka SARS-COV 2 oo lagu arkay dalka China 2003. Magaca COVID19 waxaa lagasoo gaabiyay Corona virus disease 2019. labada xaraf hore waxaa lagasoo qaaday labada xaraf ugu horreeya ereyga […]
Corona virus iyo xannibaadda socdaalka

corona virus has changed many things in our life. Cudurka corona virus oo si xoog u joojiyay socdaalka caalamiga iyo duulimaadyada. waxaa la sheegay khasaarooyin badan inay lasoo gudboonaadeen shirkadaha adduunka gaar ahaan ku duulimaadka. waxaa la sheegay in la la’yahay meel la dhigo dayuuradaha. sawirada ahlkan waxay qeyb ka muujinayaan sida uu u joojiyay […]
Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay

Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay Farshaxanlaha soomaaliyeed caanka ah ayaa ka sameeyay cudurka caalamka oo dhan ku faafay oo loo yaqaano corona virus covid 19. cudurkaas oo dadka ku xabisay guryaha wuxuu sawiray asoo bannaanka jooga oo u hanjabaya dadka oo ku leh car banaanka is keen. sida la og yahay cudurka […]
Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay The Spanish flu was an hard deadly influenza pandemic from January 1918 to December 1920. Hargabkan wuxuu dhuftay caalaamka sanadka 1918. wuxuu ku faafay meel kasta, wuxuu ku caanbaxay hargabka Spain waxaala sheegay inuu ku dhacay in la eg 500 malyal qof . waxaa ku dhimatay tiro u dhexaysa […]
Dubai iyo cudurka corona virus

Dubai iyo cudurka corona virus Magaalada Dubai oo aacn ku ahayd ganacsiga iyo dalxiiska ayaa maanta noqotay mid dibid ah oo aan cidna joogin waddooyinkeeda. Cudurka corona virus awgii ayaa loo joojiyay dhammaan dhaqdhaqaaqa magaalada. Caalamka oo dhan ayaa lasoo xirxiray markauu cudurkan soo baxay. Sawirada lagasoo qaaday magaalooyin badan oo caalamka ka ahaa bulsho […]
