Shahwada ninka feker maku timaadaa

Shahwada ninka feker maku timaadaa?

Shahwada ninka feker maku timaadaa Su’aasha: Shahwada ninka fikir maku timaadaa in badan waan isku dayay inaan fikir aan biyaha iskaga keeno balse maba dhacdo taas maxa la dhihi karaa. Jawaabta: Way dhici kartaa qofka inuu shahwada fikir isaga keeno, laakin aad bay u yar tahay taas, raga qaar ayay sidaas kaga timaadaa waana markay […]

Qof janaabo qabo ma soomi karaa

Qof janaabo qabo ma soomi karaa

Qof janaabo qabo ma soomi karaa Su’aasha: qofka sooman haduu  ku riyoodo asoo haweeney galmo la samaynaya oo sidaas biyaha uga baxaan soonkiisa ma jabayaa. Jawaabta: Janaabada soonka ma jabiso, qofka hadduu hurdayo oo uu ku ryoodo galmo asoo sooman haddii ay shahwada ka timaado  soonkiisa meesha ayuu kasii wadanayaa soonka kama jabayo. laakin haddii […]

Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan

Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan

Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan Soonka lama oggola qofka inuu u galmoodo xaskiisa. laakin istiinka mala oggol yahay?. Culimada qaarkooda waxay u oggol yihiin qofka waayeelka, laakin qofka dhalinyaraha ah uma oggola waxaa laga baqayaa inuu ku taraaraxo oo uu galmo sameeyo  illeen naftiisa ma celin karee. qaar culimada ka mid ah waxay dhaheen […]