Oonka daran waxa u keeno ninka markuu biyabaxo

Oonka daran waxa u keeno ninka markuu biyabaxo Su’aasha: Sxb markaan biyo boxo waxaan isku arkaa oon iyo daal biyo bixida ma oon ayay leedahy. Jawaabta: Galmada ama biyabaxa waxay keenayaan oon daran iyo inuu afka qalayl noqdo taasna waxaa sabab u ah garaacmida wadnaha iyo shaqaynta jirka iyo neeftuurka, waa sida qof kubad cayaarayo […]
Farqiga biyabaxa dumarka iyo raga waqtiga gogosha

Farqiga biyabaxa dumarka iyo raga waqtiga gogosha Su’aasha: waxaan maqlay in dumarka ku biyabaxaan labaatan daqiiqa ama 15 daqiiqa in ka badan halka raga shan daqiiqa iyo 7 daqiiqa ku biyabaxan marka naagaha soo dhib kuma qaban raga. Jawaabta: Waxaad ogaataa marka hore naagaha inay kala duwan yihiin qaabab badan ay yihiin dumar waxaa jira […]
Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa

Meeqa daqiiqa ninku ku biya baxa Su’aasha: Waqtiga hawsha sariirta loogu talagalay oo ay dumarka ku qancaan wa meeqa daqiiqa shan daqiiqa mayartahay mise wa caadi ninka ugu dheer meequ biyaha hayn karaa majira nin labatan daqiiqa haysan kara biyaha. Jawaabta: Taas dadka way ku kala duwan yihiin, daraaso la sameeyay 2005-tii ayaa lagu ogaaday […]
Kacsiga markuu xanuun isu badalo maxaa talo ah

Kacsiga markuu xanuun isu badalo maxaa talo ah Su’aasha: Bahda webka daruur khayr Allaah ha isin siyo sida aad ugu faa’idaynaysan umada somaliyed dhib aya i haysta waxan ahay gabar 26 jir ah waxan daremaa kacsi aad u daran iyo xanuun xubinta taran oo dhan marka an maskaxda iga soo galan wax lagu kacsado xataa […]
Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa

Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa Su’aasha: Gabadha markay guurka ku cusub tahay oo aysan raaxo ka dareemaynin geedka ninka marka la galiyo oo ay ka dareemayso kaliya raaxada inuu farta ku riixo ama ku salaaxo oo fareeyo taas maxaa la dhihi cudur miyaa farta marka uu ninka igu salaaxo raaxo ayan dareemaa […]
Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon

Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon Su’aasha: Waa maxay waxyaabaha joojiya biyo baxa dag, daga ah? See ninku marka ay shawadiisu caadi tahay intee in leeg ayu hayn karaa biyaha qiyaas ahan? Jawaabta: Caadi ahaan muddada galmada caadiga ah marka labada xubin ay is galaan waxay u dhexeysaa seddex ilaa toddoba daqiiqo haddii galmada […]
Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada cudur miya

Xaaskayga oohin iyo jareys ayaa ku dhaco xiliga galmada cudur miya Su’aasha: Wan idin salaamy dadka webkan ka shaqeyo marka hore waxan qabaa su’aal muhim ah oo aan dad aanan waydin karin, xaaskayga waxan ku arkay marka aan shaqada galmada bilaabo oo anĀ geedka galiyo jirkeeda oo dhan wuu gariiraa oohin daran ayay oynaysaa oo […]
