Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa

Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa

Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa Su’aasha: Su’aal ayan raba ianan idin weydiyo taso ah ninka meeqa jeer aa  laga rabaa xaskiisa inuu la raxeysto waxan maqlay naagaha ma raban ninka hal biyaajo galaya waxay raban raga 3 ilaa 4 jeer ku noqonoqanaya, ma ii shegi kartan ninka sida ugu fican xaaskiisa u […]

Qubeys miya igu waajib ah

Qubeys miya igu waajib ah

Su’aasha: Asc sual ayan qabaa hadii aan gacanteyda ku istiimo kadibna biyo iga yimaadaan qubeys miya igu waajib ah inta aan tukan? Mahadsanid. Jawaabta: Gabadha iyo wiilkaba haday gacanta ay ku siigaystaan oo ay biyo ka yimaadaan qubeys ayaa ku waajiba, ninka waa inay ka baxaan biyo cad oo adag oo oo faniinaya kaddib uu […]

Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa

Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa

Biyo kaadi oo kale ayaa iga soo daata ma cudur baa Su’aasha: walalayal waxan isku arkay marka ninkay aan galmo la samynaya biyo aad u badan oo anan iska reebi karin kadi oo kale ah wax urna ma laha maxaa waaye biyahas fadlan jawab aan rabaa wad mahadsan tihin. Jawaabta: Biyaha dumarka qaar kasoo daato […]