Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka

Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka Su’aasha: Baabasiirka dhib ma u keentaa basasha ? Jawaabta: Basasha dhib ma u keento baabasiirta bal daawo ayay u tahay bawaasiirta, basashada waa antibiyootik dabiici ah waxay la dagaallantaa bakteeriyada, sidoo kale waxay xoojisaa difaaca jirka, sidoo kale waxay wax u tartaa dheefshiidka kaasoo kaalin ka qaadanaya caloosha inay […]
Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Gooryaanka waxa keena iyo daawada Waa maxay gooryaanka ? Cudurka gooryaanka oo loo yaqaano afka carabiga داء الصفر afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa “Ascaris lumbricoides“. Goorayaanka bilowgiisa waa ukumo oo dhaulka kasoo raaca qofka ama cuntada ukumaha ay soo gaaraan. Marka ay kumaha fiiqmaan iyaoo aad u yaryar waxay kasoo dhexbaxaan micdhicirada waxay soo gaarayaa […]
Toonta baabasiirka ma u roon tahay

Toonta baabasiirka ma u roon tahay Su’aasha: Waxan maqlay qofka baabasiika hayo hadduu habeenkii toon ku bariisiyo dabada wuxuu ka khafiifiyaa xanuunka sidoo kale wuxuu u aroon yahay cudurka baabasiirka maxaa ka jiro hadalkaas. Jawaabta: Toonta waxay ka mid tahay waxyaalaha dabiiciga ah oo u roon meelaha buka iyo jirrooyin badan sidoo kale saliidda toonta […]
Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo Cuncunka dabada waxaa lagu yiraahdaa afka english Anal itching (pruritus ani). inta badan cudur astaan uma aha siyaabo badan ayaa keeni karta. dadka ay qabsato dhibaatadan waxay gaarayaan %5. Waxaa dhici karto xaaladaha qaar cuncunka futada inay ka dhashaan cudurada maqaarka ku dhaco sida cudurka loo yaqaano […]
Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]
Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa

Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa Daba cuncunka waa arrin ku faafsan bulshada dumarka iyo raga naagaha waaweyn iyo gabdhaha yaryar caruurta dhamaan way qabsataa arrintan. sababaha keena cuncunka dabada way badan yihiin, badankooda waxay u noqnayaan nadaafadda qofka, sidoo kale xiliga waqtiga kulul ayay badan tahay arrintan. taas waxaa sabab u ah dhididka […]
