Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay Tafsiirka Aayadaha Quraanka By Daruur On Jun 3, 2019 157 0 {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ} (Kuwa xaqa rumeeyow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyay kuwii idinka horreeyay si aad u dhawrsataan), Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay Aayadda waxay sheegtay soonka sidoo kale inuu waajib ku ahaa ummadaha kale. Aayaadda waxaa laga qaadanayaa soonka inuu waajib ku ahaa ummadihii hore siduu waajib ugu yahay umadda nabi Muxamed (SCW), Sidoo kale soonka wuxuu keenayaa cabsida Alle, qofka marka uu soomo oo uu garto harraadka iyo gaajada wuxuu ogaanayaa dadka saboolka ah inay ku sugan yihiin gaajo waqti kaste habeen iyo maalin taas waxay ku xambaaraysaa inuu u naxariisto. Ajarka soonkaFadliga soonka 0 157 Share