Site icon Daruur درور

Subax kasta basbaas ayaan quraacda ku darsadaa dhib ma keenaa

Su’aasha:

Subax kasta Qaji (Basbaas) Ayaan Quraacda Ku darsadaa Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma igu Keenaysaa Markaan Cuntada Kudarsado Kadib Waxaan Dareemaa Firfircooni Saaid Ah Sidoo Kale Waxtarkeeda iisoo Sheeg

Subax kasta basbaas ayaan quraacda ku darsadaa dhib ma keenaa
Subax kasta basbaas ayaan quraacda ku darsadaa dhib ma keenaa

Jawaabta:

Basbaaska aad buu u fiican yahay, siiba midka guduudan, wax dhib ah kuuma keenayo haddaadan iska badinin, faa’idooyin badan ayuu leeyahay xagga caafimaadka, raganimada, qolqolka dhiiga iyo waxyaalo kale aan lasoo koobi karin, in badan ayaan ka hadalnay waxtarka basbaaska, webka daruur ka raadi meesha search -ga loogu talaggalay waxaad ka helaysaa faahfaahin dheeraad ah.

Exit mobile version