Site icon Daruur درور

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Su’aasha:

waxan raba inan ogaado wadado ayan ka maqlay ninka xaskisa haduu dabada ka fuulo way ka furmaysaa xaraan ayay ka noqonaysa naag uma noqonayso hadi u gadaal ka galiyo hadalkas sax miyaa diinta maxay ka qabtaa ninka inuu xaaskiisa futada ka maro oo uu u galiso sida siilka uu galinayo maxaa dhacayo malaga yabaa dhib inu kaso gaaro xaga caafimadka, waxan maqlay dumarka lago waso futada way tabaan cuncun iyo kasi ayay ka dareman mida kale hadii biyaha shahwada an ku shubo dabada gabadha uur ma qaadi kartaa iga jahalibixiya su’alahan mahadsanidin.

Su'aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada
Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Jawaabta:

Ninka hadduu xaaskiisa uga tago gadaal dambi ayuu galay waa inuu ka towbad keenaa waxaana isku waafaqsan arintaas madaahibta fiqiga afarta ah, waxay qabaan ninka inaan loo ogolayn inuu xaaskiisa dabada uga tago, waa dambi diin ahaan waa sida ay qabaan madaahibta afarta ah oo dhan.

Laakin ninka kama furmayso xaaskiisa, furiinka iyo galmada dabada shaqo iskuma laha, ninka xaaskiisa waxay ooga furmi kartaa inuu isaga furo, falka xun uu ku sameeyay kama furi karo naagtiisa, taasna waa laysku waafaqsan yahay.

Marka laga hadlo dhinaca caafimaadka, galmada dabada cuduro badan ayaa laga qaadaa, cudurada galmada dhamaan waxaa layskaga qaadaa galmada dabada, sidoo kale naagta meesha looga tagayo way ka xanuunsanaysaa ma aha meel loogu talagalay, sida farjiga oo kale oo qoyaan leh dabada waa meel qalalan, marka naagta waxaa ka hallaabayo muruqa saxarada celiyo,  marka laga badiyo falkaas ma ceshan karto dhuusada iyo saxarada, waxaa laga yabaa in bawaasiir ku dhaco, waayo maroorka ma xamili karo in wax la galiyo geedka ninka looguma talagalin, sidoo kale naagta way u baranaysaa galmadaas marka kaste ayay u baahanaysaa, siiba marka biyaha lagaga shubayo, kacsi ayay ka dareemaysaa iyo cuncun markla ay u barato, haddii ay u barato xumaan ayay ku dhici kartaa nin kale ayay u dhiibi kartaa.

Marka laga hadlo uurka, galmada dabada uur ma keento, maxaayeelay uurka meeshiisa waa farjiga oo ilmagaleenka ku xiran, laakin dabada waxay aadaysaa caloosha isku meel ma aha, laakin way dhici kartaa xaalado naadir ah, naagta xoobkeeda u dhaxeeya farjiga iyo futada gudaha ka duleensan yahay, marka biyaha gadaal lagu shubo sidaas ay ku galaan siilka, sidoo kale waxaa dhici karto haweeneyda in biyaha dabada lagaga shubay ay kusoo daataan farjiga sidaasna way ku qaadi kartaa inkastoo xaaladahan ay yihiin dhif.

Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

 

If a man leaves his wife behind, he has committed a sin, he must repent and it is the same for the four scholars, they think that the man should not be allowed to leave his wife behind, it is a religious crime according to all the four monks.

But the man doesn’t divorce from his wife, divorce and sexual intercourse doesn’t have a job. The man’s wife can divorce him, and he can’t divorce him from his wife for the evil he has done, and that is the same.

When it comes to health, anal sex is infected with many diseases, all sexually transmitted diseases are taken from anal sex, also the woman who is left behind is not in a place for it, like the vagina with moisture the tail is a dry place, when the woman is losing the muscle of the stool, when it is more than that she cannot recover the feces and feces, It may happen that she will have a seizure, for the rectum cannot handle the insertion of anything into the tree for the man, nor does the woman learn that sex whenever she needs it, remove it when the water is poured on it, she feels itchy and itching when she learns it, if she learns evil she can fall to another man.

When it comes to pregnancy, anal sex does not cause pregnancy, because the place of the pregnancy is the vagina that is connected to the uterus, but the tail goes to the abdomen is not in the same place, but it can happen in rare cases, the woman’s vagina between the vagina and the feet is pierced inside, when the water is poured into the back so that it enters the vagina, and it can also happen that the woman’s water poured from the tail spills into the vagina and she can carry it although these conditions are rare.

 

 

قال: إذا اشتد الوجع في البواسير فاحقنه بسمن مذاب ودهن جوز وماء الكراث واحقنه بدهن حل مسخن واحقنه بلعاب بزر الكتان والبابونج والحلبة.

قال: وليدع صاحب البواسير لحم البط والدجاج والبقر والسمك وطير الماء والبيض والخردل والثوم والفجل والأشربة القوية فإن هذه أجمع تهيج البواسير.

ويوافقها الكراث والسمن ولحم المعز ولا يوافقه لحم الضأن
والبواسير العمى هي التي لا يسيل منها شيء بل تكون كأنها ثؤول وهذه يهيج منها وجع شديد فإذا نقيتها أو (ألف ج) فتحتها سال منها دم وسكن الوجع

فإن شئت فاثقبها بحديدة وأطلها بدواء حاد كعصارة بخور مريم والملح بنار.

ومما ينفع أصحاب البواسير: الهليلج المربى الأسود المقلو بسمن البقر وماء الكراث ودهن الجوز

يكون درهمين وماء الكراث أوقيتين وحب المقل والأطريفل الصغير والمقلياثا
العضل الذي يضبط فم المعي المستقيم ويمنع الثفل أن يخرج إلا بارادة هو موضوع بالعرض.

لى إذا كان هذا هكذا فلا بد في خزم البواسير من ان ينقطع ليف هذا العضل بالعرض

ولسنا نرى أنه يلزم كل خزم بطلان فعل هذا العضل فبقي أن تكون ربما كانت البواسير قريبة من فضاء المقعدة

وهذا لا ينقطع فيه كل ليف العضلة لكن بعضه وربما كان بعيدا حتى أنه يكون من خلف العضل كله

وهذا إذا خزم انقطع ليف العضلة اجمع بالعرض في موضع القطع فيجب أن يكون توقيك وإقدامك بحسبه.

لى البواسير ضربان: نافذ وغير نافذ فغير النافذ يسمى منكوسا وعلامته أن لا يخرج منه (ألف ج) ريح ولا ثفل

وأما النافذ فيخرج منه الريح والزبل والمنكوس يحتاج أن يدخل فيه الإصبع ويحبس ويشق

حتى يتسع ثم يعالج بالمرهم الأسود. والنافذ يخزم بالمنجل ويعالج أيضا بالمرهم الأسود

Exit mobile version