Site icon Daruur درور

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido

Soomaalida ma jecla soorta, waxay u arkaan inaysan ahayn raashin vitamin leh, dadka badankooda waxay jecel yihiin baasto ama bariis.
laakin maanta waxaan kuu sheegaynaa soorta inay leedahay vitamino aan ku jirin bariiska iyo baastada.
marka hore soorta soomaalida ay cunaan badankeeda maxay ka samaysan tahay?
Jawaabta waxay tahay waa soo galley.
marka waa inaan eegnaa galleyda faa’idooyinka ay leedahay

Waxtarka soorta ay leedahay
Waxtarka soorta ay leedahay

 

Waxay leedahay faa’idooyinkan soo socda:

1- Caafimaadka wadnaha ayay xoojisaa
2- Cholesterol  ka xun ayay dhiigga ka yaraysaa
3- Cadaadiska dhiiga ayay dejisaa
4- Biyaha jirka ayay dheellitirtaa
5- Dhiigyarida ayay ka hortagtaa
6- Naagta uurka leh uurjiifkeeda caafimaadkiisa ayay xoojisaa
7- Dheefshiidka shaqadiisa ayay toosisaa, ileen saxarada ayay jilcisaa, sidoo kale baabasiirka ayay reebtaa marka uu qofka saxaradiisa ay jileec noqoto.
8- Aragtida indhaha ayay ayay jirrooyinka ka ilaalisaa.
9- Isdifaaca jirka ayay xoojisaa
10 -Waxy la dagaalantaa kansarka gala meelahan, lafaha duunta, dhiigga sanbabka, afka, naaska
11-Sokorta dhiigga ayay saxdaa marka sokorowga ayay ka hortagtaa.
12- Beerka ayay aad ugu roontahay waxayna ka ilaalisaa cudurada beerka
13- Lafaha ayay adkeysaa xoogna way u yeeshaa.

marka aad ogaato galleyda waxa ay tahay ayaad garan kartaa soorta waxay tahay, marka waxaa loo baahan yahay soorta inaan la yasin dad badan u malaynaya inay tahay soorta cuntada reer baadiyaha aad bay u qaldan yihiin, cunto waa cunto haddiiba ay xalaal tahay sharaf ayay leedahay.

Galleyda xitaa waalagu cayilaa marka oo sida rasmiga loo adeegsado, buunshada marka lagu shiido ayay aad u faa’ido badan tahay.

Soorta vitamiinada laga helo
Soorta vitamiinada laga helo

Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

 

It has the following advantages:

1- It strengthens heart health
2- Lower cholesterol in the blood
3- It relieves blood pressure
4- It balances water in the body
5- It prevents anemia
6. A pregnant woman will strengthen her health in the womb
7- It directs the function of the digestion, softens the stool, and also keeps the vomiting when the person’s feces becomes soft.
8- It protects the eyesight from the illnesses.
9- It strengthens the body’s immunity
10 -It fights cancer that enters these areas, bones, lung blood, mouth, breast
11-It corrects blood sugar when it prevents diabetes.
12. It is very good for the liver and protects against liver disease
13- It tightens the bones and strengthens them.

 

Exit mobile version