Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Su’aasha:

Somali hadan nahay soorta aad baa loo adeegsadaa marka soorta malaga hela vitin fican mise waa iska caadi iyada baastada yaa fiican xagga vitaminka.

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan
Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Jawaabta:

Soorta inta badan waa galley gallaydana wax badan fii’ido ayay leedahay sidoo kale vitamino badan ayaa laga helaa.

Soorta kaligeeda lama cuno waxaa lagu cuntaa hilib iyo qudaar iyo caano, marka waxaas oo dhan waxay siinayaan tayo.

Marka laysu barbardhigo soorta iyo baastada caafimaad ahaan soorta ayaa fiican, baastada waa badar warshad lasoo marsiiyay laakin soorta waa dabiici.

Guud ahaan gallayda iyo soorta wixii laga helo waan ka hadalnay halkaan ka akhriso:

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More