Site icon Daruur درور

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

Su’aasha:

Qof janaabo qab haduu seexdo asagoo soon xirtay oo malintii la gaaro soonka ma sii wadanayaa haduu subixii ka qubeysto.

Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa
Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa

 

Jawaabta:

Qofka hadduu isku januubo ama naagtiisa uu u galmoodo sidaas janaabo ku gasho oo seexda wuu soomi karaa wax  dhib ma laha, janaabada habeenkii soonka wax kama dhibto , sidoo kale qofka asoo soomaan hadduu hurdo oo isku junuubo isagana soonkiisa ma jabayo.

Qof janaabo qabo ma soomi karaa

 

إذا جامع الإنسان زوجته أو نزل منه المني في الاحتلام فيمكنه أن يصوم أثناء نومه، فلا إشكال، ولا إشكال في صيام الليل، وإذا نام الصائم وجامع فلا يفطر

YouTube video player

Exit mobile version