Siyaasiga daanyeerka muxuu ugu eg yahay

Why the politician looks like a monkey

Siyaasadda waa wax yaab badan qofka siyaasadda ku jira wax uu ka naxaayo ma jiraan wuxuu beeciyaa wixii kasoo hor baxo waxaa u daran keliya lacgtaas wuxuu ku gabbaanaa mar kasta hadalo wadani ah waa wax bulshada lagu siro mar kasta qofka kasta siyaasi ah wuxuu sheegaa inuu rabo dadka inuu wax u qabto laakin dhabta waa inuu yahay tuug tuug dhalay keliya wuxuu rabaa inuu xado codka dadka.

Siyaasiga daanyeerka muxuu ugu eg yahay
Siyaasiga daanyeerka muxuu ugu eg yahay

maahmaah la xiriirta siyaasiga waxa uu yahay  waxaa la yiri:

Siyaasiyiinta waa daanyeero oo kale
haddii ay is dagaalaan beerta ayay burburiyaan
hadday heshiiyaanna beerta ayay isla cunaan

taas waad iska garan kartaa marka aad rabto inaad xaqiiqada ogaato  maanta eeg dalkaaga waxa sidan u galayo waa dadka isku sheegaya siyaasiyiin danta ay u ordayaan waa dan gaar ah xitaa qabiilkiisa wax uma qabanayo keliya wuxuu ka dhigtaa buuntada uu ku gaari lahaa xukunka ama talada.

way ku jiraan dad daacad ah oo u shaqayn raba dalkooda laakin aad bay u yar yihiin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More