Site icon Daruur درور

Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo

Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo

Su’aasha:

Waxaan umalaynaysa inla iga sixray waxbarashada waayo hadaan wax akhri isdhahoba waan xanuunsanayA
Ila taliya maxaa xala
Waxbarashadans kama hadhikaroo waa sanad kii igu danbeeyay

Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo
Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo

Jawaabta:

Sixirka waxbarashada waa wax jiro, saaxirka wuxuu ku salidaa qofka la rabo in laga reebo waxbarashada shayaadiin oo ka celinaysa inuu wax barto.

marka waxaa lagaa rabaa inaad akhrisato ruqyada (tufta) sharciga oo loogu talaggalay in laysku daaweeyo.

ruqyada sharciga internetka ayaad ka heli kartaa haddaad ku qorto wax badan ayaa kuusoo baxaayo.

teeda kale suuratu albaqara maalin kaste akhriso mar kastana weyso hakuu dhowrsanaato. kana fogow dadka aad is leedahay xaasid ayay kugu yihiin waayo sixirka inta badan waxaa kuu keena dadka noocaas ah.

 

The magic of education is something that exists, the sorcerer is based on the person who wants to be excluded from the devil’s education and prevents him from learning.

when you are required to read the law’s permissions for treatment.

You can find legal documents on the Internet if you write in them.

Read the other chapter every day every day and always beware. And stay away from the people with whom you are jealous of you, for witchcraft is often brought to you by such people.

aayadaha sixirka lagu buriyo
aayadaha sixirka lagu buriyo

Sixirka Iyo Isha Iyo Jinka Farqiga U Dhexeeya

Calaamooyin sixirka lagu garto

Exit mobile version