Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka
Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka
Su’aasha:
SCW waxaa soo batay malmahan dumarka faruuryaha weynaysta mala dhihi karaa naagta fauurta weyn ayaa ka qurxoon midda faruurta yar leh teeda kale waxan maqlay dumarka fauuryaha weyn siilka aya ka faruuryo weyn yihiin midaas ma saxbaa, mida sidexad hablaha faruurta weyn way kacsi badan yihin ayan maqlay arintaas maxaa ka jiro arimahas oo dhan ayan rabaa inad iga soo jawaabtaan fadlan.

Jawaabta:
Maalmahan baraha bulshada waxaa ku faafay in laga furay magaalada muqdisho xarun caafimaad oo lagu qurxiyo dumarka bishimahooda, taas ayaa waxay keentay dad badan inay isweydiiyaan qurxinta faruuryaha dumarka iyo xiriirka quruxda jirka haweenka.
Teeda kale quruxda waa qofba siduu u arko dad waxaa jira naag buuran la qurux badan dadna kama helaan, marka aduunka hadda waxaa la faafinayaa gabdhaha faruuraha waaweyn inay qurux badan yihii qaliin ayaa loo galaa, qaliinka quruxinta bishimaha dumarka aad baa loo faafiyaa, laakin waxaa yaab badan in soomaali la keeno.
Hadalka ah faruuraha dumarka iyo xubinta taranka faruuryaha ay leedahay xiriri baa ka dhexeeya, haweenka faruuryaha waaweyn xubinta tarankooda inta badan way faruuryo weyn tahay, taasna waa dhalasho ee ma aha marka faruuryaha la weyneeyo.
Waxaa la sheegaa qaabka ay faruurta gabadha ay tahay ayayna tahay xubinteeda taranka midabka iyo adeygga iyo buurnaanta iyo dhamaan sifooyinka ay wadato.
Kacsiga waxyaalo kale ayuu u noqonayaa inkastoo lagu tilmaamay gabdhaha bushinta buuran oo adag inay dareen leeyihiin haddana ma aha wax naag kaste laga heli karo, kacsiga gabadha waxyaalo kale ayaa sabab u noqda oo la xiriira jirka iyo caafimaadka iyo hormoonada.
Diinta islaamka aad ayay u diidday in la baddalo khalqiga Alle waxay sheegtay inay shaydaan kasoo fushay arintaas, Alle wuxuu yiri:
(إِن يَدْعُونَ مِن دُونِهِ إِلَّا إِنَاثًا وَإِن يَدْعُونَ إِلَّا شَيْطَانًا مَّرِيدًا * لَّعَنَهُ اللَّهُ ۘ وَقَالَ لَأَتَّخِذَنَّ مِنْ عِبَادِكَ نَصِيبًا مَّفْرُوضًا * وَلَأُضِلَّنَّهُمْ وَلَأُمَنِّيَنَّهُمْ وَلَآمُرَنَّهُمْ فَلَيُبَتِّكُنَّ آذَانَ الْأَنْعَامِ وَلَآمُرَنَّهُمْ فَلَيُغَيِّرُنَّ خَلْقَ اللَّهِ ۚ وَمَن يَتَّخِذِ الشَّيْطَانَ وَلِيًّا مِّن دُونِ اللَّهِ فَقَدْ خَسِرَ خُسْرَانًا مُّبِينًا * يَعِدُهُمْ وَيُمَنِّيهِمْ ۖ وَمَا يَعِدُهُمُ الشَّيْطَانُ إِلَّا غُرُورًا * أُولَٰئِكَ مَأْوَاهُمْ جَهَنَّمُ وَلَا يَجِدُونَ عَنْهَا مَحِيصًا *)
(ma Caabudayaan Eebe ka sokow waxaan dhadig ahayn, mana Caabudayaan waxaan Shaydaan madax adag ahayn * Ha Lacnado Eebe shaydaan wuxuu yidhi waxaan ku yeelan Addomada Qayb Sugan * Waan baadiyeyn waan yididiilo (Xun) galin waana fari (Xumaanta) waxayna jeex jeexi Dhagaha Xoolaha waana fari (Xumaanta) waxayna doorin abuurka Eebe ruuxii ka yeesha shaydaan Wali Eebe ka sokow dhab ahaan buu u Khasaaray Khasaare Cad) * wuu u yaboohi oo yididiila galin mana yabooho shaydaan waxaan dhagar ahayn * kuwaasna hooygoodu waa Jahannamo kamana helaan xaggeeda iilasho (iyo fakasho). raadraac
Qaliinka qurxinta sanka waa maxay
Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa
Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay
These days, it has been spread on social media that a medical center has been opened in Mogadishu to beautify women’s lips, which has led many people to wonder about the relationship between female lip augmentation and the beauty of women’s bodies.
On the other hand, beauty is a matter of personal opinion, and some people find fat women beautiful and others do not. Now, the world is spreading the idea that girls with big lips are beautiful and undergo surgery. Female lip augmentation surgery is very popular, but it is surprising that it is brought to Somalia.
The idea that women’s lips and genitals are related is that women with big lips often have large lips as their reproductive organs, and this is due to their birth, not when their lips are enlarged.
It is said that the shape of a girl’s lips is her genitals, color, firmness, fatness, and all the characteristics that accompany it.
Arousal can be caused by other things. Although it is said that girls with thick and firm lips are sensitive, it is not something that can be found in every woman. A girl’s arousal can be caused by other things, related to the body, health, and hormones.