Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa
Riyada:
Ninka ku riyoda asoo ay timid naag hooyadiisa la da’ ah oo dharka iska dhigayso iyado rabto inu xumaan ku sameeyo isagana dharka bu iska dhiga markuu arko naasaheeda oo aad u waaweyn kadib wuxuu ka dareemaa jirkeeda oo shiir daran kaso baxayo markaas ayuu ka cararaa riyada noocas ah maxa lagu fasiri karaa.

Fasirka:
Riyada waa digiin iska ilaali inaad sino ku dhacdo, naagtaas ayaa lagaaga digayaa ama naag la mid ah, dumarka la qabo uu xumaanta raadiya, siiba naagta marka ay dharka iska dhigto oo cowradeeda ay muuqato farjiga ama naasaha ama dabada, oo shiir badan uu jirkeeda kasoo baxaayo waa xumaan iyo fisqi oo aad ku dhici karto marka naftaada ilaalso.
Calaamadda shiirka uraya ayaa fasirka riyada kaalin weyn ka qaadanaysa, guud ahaan riyada urka aad bay u xun tahay waxay tilmaamaysaa fal xaaraan ah.
Riyada naag wax la cuno aan weydiiyay
The dream is a warning, beware of committing adultery, that woman is warning you or a similar woman, married women seek evil, especially when a woman takes off her clothes and her private parts are visible, such as her vagina or breasts or ass, and a lot of hair comes out of her body, it is evil and immorality that you can fall into if you protect yourself.
The symbol of smelly hair plays a major role in the interpretation of the dream, in general, the smell of the dream is very bad and indicates a forbidden act.
