Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya

Su’aasha:

Waxaan ahay arday jamacadeed sanadkii ugu horeeyay hadda kohor waxaan arday dhinaca wax barashada aad ugu fiican intaan aafada siigada ugu dhicin
Muddo waxaan kujiray siigadan 4 sano Nolashaydii iyo muqaalkii jidhkayga way baabiisay Maskax way burburisay waxaana cadayn u ah fashilka waxbarasho Aan kala kulmay jamacaada Inoo grade HOOSE keenay Ilaahada siigadii waan dayn kari lahay ilataliya Sideen maskaxdaydii fahmadeedii dib ugu helikarayaa Ila taliya

Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya
Siigada waxbarashada iyo jirka ayay iga hallaysay ila taliya

Jawaabta:

Marka hore siigada iska jooji hana u laabanin muddo kaddib caadi ayaad noqonaysaa, webka daruur waxaad ka dhex raadin kartaa cuntooyinka aad cuni karto oo lagaga soo kabsado siigada, su’aalo badan ayaa laga jawaabay oo arrintaas ku saabsan.

Cuntada waxaa ka muhimsan marka hore inaad ka joogsato siigada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More