Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento
Su’aasha:
walalyaal marka salan marka labad waxan maqlay siigada lagu siigaysto saabuunta guska dhib weyn ayay u kentaa
qofka waxaa laga yaabaa inu naqdo madhalays arinkas maxa ka jira?

Jawaabta:
Saan dhowr jeer soo sheegnay siigada dhib ayay qofka u keentaa guud ahaan,
xaga caafimaadka qofka siigaysta wuxuu noqonayaa qofka u jirran nasfi ahaan kalsoonida ayaana ka dhumayso marka taas waa arin la og yahay.
marka su’aashaada aan usoo noqdo siigada saabuunta ama oomada ama shaambada
iyo wixii kiimikaal ka samaysan shaki kama taagna inay dhibaato weyn u keenayaan xubinta taranka ninka,
waayo kiimikada ay ka samaysan tahay saabuunta jirka gudaha inay gasho ma aha, qofka marka uu siigaysanayo
ibta guska way furmaysaa waxaa galaya saabuunta waxaa laga yaabaa inay usii gudubto gudaha kaadimareenka marka waa halis mustaqbalka caafimaadka galmada ayay dhib u keenaysa.
xataa dumarka ku dhaqaya farjigooda saabuunta ma aha inay gudaha usii galiyaan saabuunta waayo isla dhibka ayay keeni kartaa.
waxaad arkaysaa saabuunta marka isha ay gasho inay gubayso oo balbal ay ku ridayso, taas waxaa sabab u ah kiimikada ku jirta.
Siigada mental illness and brain miyay keentaa
As we have mentioned several times, dust causes harm to a person in general, in terms of the health of the person who smokes,
the person becomes a person who is mentally ill and loses confidence, so that is a known issue.
When I come back to your question about dust from soap or shampoo or any chemical product,
there is no doubt that they cause great harm to the male genitalia, because the chemical that is made of soap should not enter the body,
when a person smokes, the nipple of the penis opens and the soap enters, it may pass into the urethra, so it is dangerous in the future and causes harm to sexual health.
Even women who wash their vaginas with soap should not put the soap inside because it can cause the same problem.
You see that when soap gets into the eyes, it burns and stings, this is due to the chemical in it.
