Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

Su’aasha:

Asc wlll dhereka qofka iyo siigada xidhiidh maka dhexeeya waxaan Arkay oo sitoosa iigu sheegay dhalinyaro aan isnaqaano ama saxiibo nahay waxay iisheegen Inay saameyn wayn kuyeelatay dherer kooda markii Ay bilaaben halkii kama aysan dhaqaaqin wuxuba isku mid maaha qaar way yara dheraden inyar lakiin qaar ayaa aad usii liita xaga dhererka markaa xidhiidh majiraa

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa
Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

Jawaabta:

Su’aashan dhow jeer ayaan ka jawaabay markaan jawaabta kuusoo koobo

seegada iyo dhererka qofka xiriir kama dhexeeyo

Su’aalo la mid ah oo jawaabo faahfaahsan leh webka ayaad ka dhex raadin kartaa:

 

I have responded to this question recently when I summarize the answer

The height and height of the person is not related

You can search for similar questions with detailed answers on the web:

 

https://daruur.com//?s

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More