Siigada murqaha miyay daciifisaa

Siigada murqaha miyay daciifisaa

Su’aasha:

Su aasha labaad wllo siigadu qofka murqaha am a muruqyada qofka may daciifisaa tusaale ahaan muruqyada lugaha kuwa gacmaha kuwa bawd yaha thnkz dr.

Siigada murqaha miyay daciifisaa
Siigada murqaha miyay daciifisaa

Jawaabta:

Shaki kama taagna inay jirka daciifiso siigada maxaayeelay waa nafaqo jirkaaga aad ka saarayso oo jirkaaga uu u baahan yahay, marka aad siigada shaqo ka dhigato lafaha iyo murqaha ayaad ka hallaabaysaa, marka iska jooji.

Waxaa la og yahay cuntada inay murqaha dhisto haddii aad siigada naftaada ku waasho waxaa burburaya dhismaha jirkaaga.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

 

Waxtarka Basasha

There is no doubt that it weakens the body because it is the nutrient that you remove from your body and your body needs, when you make the body work the bones and muscles you destroy it, when you stop.

It is known that food builds muscle if you wash yourself, your body structure will be destroyed.

 

الرطوبات إذا أمنت وأقامت في ‌المفاصل بلت ربطها وأرخته فصار المفصل لذلك سهل الزوال والانخلاع وربما تكسرت النقر التي فيها تكون رؤوس ‌العظام لعلة ما فيصير العضل بعد ذلك سهل الانخلاع جدا وربما كان من نفس الخلعة هذه النقرة ليست عميقة فيكون صاحبها مستعد لانخلاع ‌المفاصل.
من كتاب آراء أبقراط وأفلاطن: العلامات الصحيحة على انخلاع العضد من الكتف النتوء تحت الإبط وتباعد المرفق من الأضلاع أكثر من بعد الصحيح ولأنه ليس كما يدنو الصحيح إلا بوجع يعني أنه لا يلتزق بها الترقوة ولا يمكنه أن يشيل يده إلى رأسه وعضده

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More