Asc walaal waxan ahay gabar maskaxda ayan ka siigaysan jiray fikir ayan biyaha isaga keni jiray laakin waxan bilaabay inaan xubintayda majuujiyo sidas ayaan ku biyabaxaa marka waxan iska dareemay baryaha ayaa i weynaaday cajiraha taas ma laha dhihi karaa sigada majuujinta xubinta ayaa sabab u ah.
Jawaabta:
Marka hore iska jooji siigada waxay dhib u keenaysaa naftaada iyo maskaxdaada, waxay kaa leexinaysaa raaxada ninkaaga markaad guursato.
Teeda kale wax xiriir ah lama laha siigada weynida barida ama cajiraha, waxaa laga yaabaa in jirkaaga uusoo kobcayo marka ay isku soo tooseen siigada iyo weynayntaa bariyaha iyo cajiraha.