Site icon Daruur درور

Siigada ma qubays bay waajibisaa

Su’aasha:

Suasc dhaman walaalha daruur salan kadib ale haidinka ajar siiyo jawaabihiina nuckasto ay yihiin
waxan marar badan arka su,aalaha na ubadan yihiin xaga isticmaalka siigada ale ha iga xifdiyee wxa rabay inan ugu daro dadka su,alaha qaba siigadu qubays ma wajibisa sida galmada iyo riyada ookale si ay ugu faidaystaan qaarbadan sameya falka iyo dadka aan sameyn balse akjooga dadka sameya siday ugu faaideyan aniga su,asha ayaa kala sobaxay.

Siigada ma qubays bay waajibisaa
Siigada ma qubays bay waajibisaa

Jawaabta:

Siigada haddii qofka ku biyabaxo qubays ayaa ku waajibaya, laakin kaligeeda haddaan biyabax jirin ma waajibiso qubays, ma aha sida galmada oo kale, isku xukun ma aha.

Galmada qofka hadduu haweeneyda madax geedka kaliya hal jeer u galiyo qubays ayaa ku waajibaya xataa hadduusan biyabixin.

Exit mobile version