Siigada iyo galmada keeba waqti dheer qaata

Su’aasha:

Ninka marku siigeysanaya hal daqiiqa biyaha wuu isaga keeni karaa galmada lamid miyaa oo siigada iyo galmada isku waqti miyaa

Siigada iyo galmada keeba waqti dheer qaata
Siigada iyo galmada keeba waqti dheer qaata

Jawaabta:

Marka hore waxaan kuu soo jeedinayaa nasteexo ah inaad ka fogaato siigada, waa wax aad ka shallayan doontid, intaadan meel xun ku dhicin iska jooji siigada.

Kuma xirna waqtiga biyabaxa siigo ama galmo, waqtiga wuxuu u noqonayaa arrimo kale waxaa ka mid ah ninka muddada uusan biyabixin haddii qofka muddo dheer ugu dambaysay biyabax waqti fudud ayay biyaha uga baxayaan haddii uu maalin kaste galmo ama siigo sameeyo biyaha way soo daahaan.

Waxaa kaloo keeni kara kala duwanaata raga, rag waxaa jira biyabax degdeg qabo iyo rag aan sidaas ahayn.

Waxaa kaloo sabab u noqon karta raaxada xadka ka baxsan uu qofka dareemayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More