Site icon Daruur درور

Siigada Hurdo miyeey leedahay?

Su’aasha:

Walaal mar hadaan kacsado ama niyada galmo iga soo gasho ma hurdi karo si kastoon u mashquuliyo niyadeyda kama baxdo ilaa aanka siigeysto mooyee lkn markaan tuurto waxaa dareemaa daganaan xasilooni iyo hurdo macaana waan seexdaa marka sow lama dhihi karaa siigadu hurdada ayay keentaa.

Siigada Hurdo miyeey leedahay?
Siigada Hurdo miyeey leedahay?

Jawaabta:

Hurada waxaa keenay daalka iyo fikirka aad gashay marka aad biyaha iska keentay jirkaaga aad buu u shaqeeyay marka taas waxay keentay inay hurdo ku qabato marka aad dhamaysatay siigada, sida qof beer falay ama dhagax qaadayay ama suuqa xamaali ka ah marka uu daalo uu dhidido oo shaqadiisa uu dhamaysto hurdo ayaa qabato waa sidaas oo kale ee ma aha siigada inay hurdo kuu keentay, si aad marmarsiyo uga dhigato hurda la’aanta inay iyada daawo u tahay.

Exit mobile version