Siigano dhib intee leeg ayay keentaa caafimaad ahaan?
Se diintu maxay ka qabtaa?
Jawaabta:
Siigada culimada waaweyn waxay qabaan inaysan bannaanayn, waxaa ka mid ah culimadaas Imaam Shaafici, waxay u u cuskadeen daliilyo fara badan oo laga helayo kutubta fiqiga, waxaadna ka dhex raadin kartaa webka Daruur dhowr jeer ayaan ka qornay.
Caafimaad ahaan in badan ayaan kasoo hadalnay waxaad ka akhrisan kartaa faahfaahin dheeraad ah linkiyadan: