8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto

Raganimada ma aha wax sahlan, waa wax qaali ah, raganimada

waxaa laga wadaa hadda awoodda galmada ama qancinta naagtaada aad ku qancin karto raaxada sariirta.

8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karo
8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karo

Sideed arrin ninka raganimada ka burburiso oo caafimaadka jirkiisana dhib u keento iyo daawada raga
Dhakhaatiirta waxay sheegeen siddeed waxyaalood oo ay dadka qaar sameeyaan ama ay caado u tahay waxay burburiyaan ninnimada ama raganimada, waxyaalahan waxaa lagu ogaaday baaritaan fara badan marka lagu sameeyay dad kala duwan.
waa sida soo socta:
kow- Dhafarta ama seexasho la’aanta. ninka marka uu dhafrayo mar kaste wuxuu waaynayaa awoodda maskaxda. waxaana ka yaraanaya kacsiga ama dareenka baahida rabitaanka raaxada, waxaa ka lumaya biyahiisa tayada ay leeyihiin, naagta sida la rabo uma qancin karo.
Waayo hurdada toosan qofka caafimaad ahaan wuxuu ka helaa awood iyo tayo.
2- Sigaarka. wuxuu ka mid yahay sigaarka waxyaalaha aadka halis u ah oo yareeya xididaha jidadkooda. wuxuu saameeyaa kicidda geedka ninka, sidoo kale biyaha ragga ayuu ku abuuraa waxyaalo qaab daran. ninka biyahiisa ma noqdaan kuwo nadiif ah oo ujeeddada dhalmada gudan karo.
Sigaarka caafimaadka guud ahaan uma fiicno sidaa awgeed ninka marka uu cabbayo dhibaatooyin badan ayuu kala kulmaa.
3- Qaxwada: sidoo kale qaxwada waxay ka mid tahay waxyaalaha lidka ku ah raaxada iyo awoodda, illeen hurdoyari ayay keenaysaa. qofka waxaa laga rabaa inuu yareeyo cabitaanka qaxwada, waxaa fiican booska qaxwada inuu galiyo sanjabiil, maxaayeelay sanjabiishu waxay furtaa xididaha dhiigga qaado oo geeyo xubnaha taranka.
Waxay ka mid tahay geedaha lagu daaweeyo ragga daciifka ah.
4- Laaptoopka. wuxuu daciifiyaa awoodda manida ama shahwada, wuxuu ka dhigayaa kuwo qaab daran, maxaayeelay laabtoobka marka aad dhabta saaranayso kuleyl daran ayuu u keena xaniinyaha, waa meesha manida ka samaysanto. marka ninka waxaa laga rabaa laabtoopka inuusan dhabta saaranin marka uu adeegsanayo.
5- siigada. waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu daran dhalinyarada ka reebo raaxada macaanka saxa ah, maxaayeelay markuu qofka siigada u barto galmo dhab oo macaan badan xitaa mala sameyn karo xaaskiisa, biyaha degdeg ayay uga yimaadaan.
Muddo badan ma wadi karo howsha qaran.
Taasna waxaa keenaya siigada badan uu kusoo jiray.
6- si xad-dhaaf inuu qofka galmo u sameeyo, taas iyadana waxay keenaysaa ninka inuu naftiisa tahluko ku rido, wax kaste waxay ku fiican yihiin qofka inuu dhexdhexaysto, marka ma fiicna inuu iska badiyo galmada, dhibka laga dhaxlo galmada badan ma yara.
7- Moobeelka. Qofka inuu moobeel jeebkiisa galiyo, waxaa la sheegay taleefanada gacanta waxay soo daayaan ishcaac aad u badan. marka ninka markuu jeebkiisa galiyo wuxuu saameynayaa xaniinyaha qofka. illeen taleefanka marka jeebka la galiyo wuxuu ishcaac ku furayaa xubnaha taranka oo ay ka mid yihiin qooraha oo ah meesha manida soo marto.
8- cuntada degdegga waxa loo yaqaano. cuntadaas waxaa laga wadaa cuntooyinka casriga ah oo dhaqsi qofka u cayiliaya, sida hambargarka, iyo digaaga saliidda lagu dubay. ninka markuu cuno cuntadaas wuxuu keenayaa calool wuxuu noqonayaa qof buuran, marka awoodda galmada ayaa yaraanayso, sidaas awgeed waxaa la rabaa inuu iska ilaaliyo cuntada baruurta u keenayso.
dad badan ayaan ogeyn waxyaalahan inay saamaynayaan raganimada ninka, marka waxaa habboon inaad iska ilaaliso.
Raganimada waa qaali. waa inaad ka ilaalsataa siddeeda Raganimada dhibka u keeni karto.
Caafimaadka marka aad leedahay awooodda raaxada waad haysan kartaa. Kaama tirtirmayso. Ragga kaniiniga raadiyo oo aan u tagi karin xaaskooda iyagoo kaniin aan adeegsan waxaa laga rabaa inay dib u eegaan cuntada ay qaataan.
Qofka inuu cuno cuntooyinka kordhiya awoodda raaxada lama diiddana. waa wax fiican. Sida hilibka, kalluunka, ukunta, iyo Caanaha, dhammaan waxyaalaha awoodda ragga kordhiya oo dabiici ah.

 

 

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

 

 

Doctors have reported eight things that some people do or are accustomed to destroy manhood or masculinity, are as follows:

1- Lack of sleep or sleep, when a man is sleeping he always increases his mental capacity and less arouses or feelings of sexual needs, he loses the quality of his water, the woman cannot satisfy as desired.
2- Smoking, is one of the most dangerous things that reduces the roots of their streets and affects the rise of the man’s neck, it also creates harmful substances in the male water that the man’s water does not become clean and can be circumcised for the purpose of childbirth.
3- Coffee: also coffee is one of the anti-pleasure and power factors, the person is required to reduce the drinking of coffee, it is better to put a ginger in the coffee position, because it opens the blood vessels and brings it to the reproductive organs.
4- Laptop: it weakens the power of the sperm, it makes them in a severe shape, because the fold when you are actually on it causes intense heat to the uterus, it is where the sperm is formed when the man is required to not really put the kidney on it.
5- Masturbation, is one of the most serious things for young people who enjoy the pleasure of proper sweetness, because when a person learns to have sex with a lot of sweetness can even imagine his wife, the water comes quickly.
6. Excessively to have sex with the person, which in this way leads to the man to put himself in a relationship, everything is good for the person to be in the middle, when it is not good to have sex more, the problem of inheriting more sex is not less.
7- Mobile to put in his pocket, it is said that mobile phones release a lot of eyelashes when the man puts it in his pocket it affects the person’s uterus because when the phone is put in the pocket it opens up the genitals including the neck where the sperm comes.
8- Fast food is known as, these foods are derived from modern foods that quickly make the person fat, when a man eats that food he causes nausea he becomes a fat person, when sexual power is diminished, so he is required to avoid foods that cause fat.
Many people do not know that these things affect a man’s masculinity, when you should be careful.

Leave a Reply