Siigada dad iska daayo ma jiraan mise waa been

Su’aasha:

Wallal waxaan layaabay waxaan arkaa dad dhahaayo siigada waan iska daayey ma runtood baa oo siigada wax la dayn karo matahay
2 inta aanan siigada bilaabin waxaan ahaa qof caadi ah waan kacsan jiray lkn kacsi biyo la iska keenaayo maanu ahayn marka hadaan iska daayo ma waxaan ulaabanayaa sidaydii hore mise mar walba inaa is ilaaliyo waaye
3 imisa ayay igu qaadanaysaa inaa iska daayo oo riyada ku biyo baxo
Oo caadi aan iskaga soo laabanaayo mahadsanid

Siigada dad iska daayo ma jiraan mise waa been
Siigada dad iska daayo ma jiraan mise waa been

Jawaabta:

Dad go’aan leh way jiraan oo iska deyn kara siigada taas waxay ku xiran tahay go’aanka uu qaadanayo qofka, towfiiqda Alle kaddib.

Qofka hadduu iska daayo wuu soo roonaanayaa sidiisa ayuu kusoo noqonayaa muddo kadib waxay ku xiran tahay dhibka ay u geysatay intuu la ekaa, su’aashan kuwo la mid ah ayaan si faahfaahsan uga jawaabnay ee ka raadi daruur.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More