Site icon Daruur درور

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Luqad marka la baranayo dhinacyo badan ayaa xoogga la saaraan, xagga waqtiga sidoo kale weeraha aadka loo adeegsado oo qofka uusan ka maarmin.

Halkaan waxaa kusoo aroorinaynaa ereyo sifaynaya cuntada sidoo kale weero muhim ah marka lagu hadlayo afka ingiriiska.

Sidoo kale waqtiyo kala duwan oo weeraha ay u baahan yihiin marka aad rabto inaad hadasho.

Dhmmaan jadwal ayay ku jiraan waxaana la socda tarjamada afka carabiga iyo af soomaaliga.

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska
Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

Sour حامض dhamaan
Spicy حار kulul
Crispy مقرمش qararashle
Sweet حلو macaan
Sugary سكري sokor leh
Salty مالح cusbo leh
Creamy دسم dufin leh
Crusty يابس engegan
Delicious لذيذ macaan
Greasy دهني subag leh

break a habit يكسر عادة caadada jabinaya
pay the price يدفع الثمن lacag bixinaya
 pay attention يولي اهتمام ku dadaalaya
pay the bill يدفع الفاتورة biil bixinaya
pay a fine يدفع غرامة mag bixinaya
 pay cash يدفع نقداً kaash bixinaya

 be thankful كن شاكراً mahadnaqe noqo
be carefu كن حذرا ka digtoonow
be quick كن سريعا degdege noqo
be smart كن ذكيا caaqil noqo
 be wise كن حكيما murtiile noqo
be calm كن هادئا qof degan noqo
 be kind كن طيبا qof fiican noqo
 be fair كن عادلا garsoore noqo

at present في الوقت الحاضر waqtiga la joogo
have lunch يتناول الغداء qadaynaya
already بالفعل ficlan
 anyhow على أي حال si kaste
at first في البداية ugu horrayn
 per contra بالمقابل sida ku aaddan
just حالا hadda
 at night بالليل habeenkii
ever من قبل hore
never ابداً waligiisa
yet حتي الان ilaa hadda
not yet ليس بعد wali

Are you married هل أنت متزوج xaas ma tahay
Are you single هل أنت اعزب doob maa tahay
Are you serious                              هل أنت جاد dhab may kaa tahay
Are you tired هل أنت متعب ma daalan tahay
Are you crazy هل أنت مجنون ma waalan tahay
Are you sure هل أنت متأكد ma hubtaa

Haddii aad rabto inaad ka faa’idysato qaamuus carabi soomaali  somali arabic dictionary halkan ayaad ka gali kartaa:

Arabic Somali

Exit mobile version