Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo

Su’aasha:

Asc wll waxaan arkooday gabar waan jelaaday waxayna dagan tahay tuulo ii dhow gabdhii xiriir ayaan u soo bandhigtay lkn gabdha waxaa ka qaldan wassapkeeda waa qarsana yahay in ay ii soo jawaabi doonto iyo in kle ma aqaani waxaana kaloo igu tiri aniga waxbaan bartaa misna waan shaqeeyaa msh quuul kayda ayaa badan waana gabar xoogaa ad adag
Ana waxaan rabaa inaa waqti cayiman la qaato oo ay i dareen siiso inaa xiriir la samee naayo
Iyi hadalo mac macaan
Lkn ayada sadddx maalin hal maalin ayay ii soo jawaabtaa
Daddayda waa 20 jir diin iyo aqlaag waan lee yahay iyo qurux lkn labo kala magaalo ayaa ku kala nool nahay
Oo nin aan wada shaqayno waxa uu i yiri sanadkii mar ayaan fasax ku sii nayaa mushaarkaaga iyo shidaalkaga gabfhaas na qaab noocee ah ayaa ula dhaqmaa mana ka maarmo oo waan jeclahah wll.

Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo
Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo

Jawaabta:

Jacaylka dhalinyarada waxaa la dhahaa waa jacayl biya labood, haddaad diyaar u tahay guur  u bandhig inaad guur ka rabto oo aadna diyaar u tahay, laakin waxaad ka fogaataa inaad la sheekaysato adoo galaya qaladaad hadalo qaab daran iyo shukaansi qaldan.

Habka ugu fiican waa inaad runta u sheegto oo aad u bandhigto guur taas kaliya ayaad kusoo xarayn kartaa waa haddii ay diyaar u tahay iyada inaad is guursataan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More