Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo
Su’aasha:
Asc wll waxaan arkooday gabar waan jelaaday waxayna dagan tahay tuulo ii dhow gabdhii xiriir ayaan u soo bandhigtay lkn gabdha waxaa ka qaldan wassapkeeda waa qarsana yahay in ay ii soo jawaabi doonto iyo in kle ma aqaani waxaana kaloo igu tiri aniga waxbaan bartaa misna waan shaqeeyaa msh quuul kayda ayaa badan waana gabar xoogaa ad adag
Ana waxaan rabaa inaa waqti cayiman la qaato oo ay i dareen siiso inaa xiriir la samee naayo
Iyi hadalo mac macaan
Lkn ayada sadddx maalin hal maalin ayay ii soo jawaabtaa
Daddayda waa 20 jir diin iyo aqlaag waan lee yahay iyo qurux lkn labo kala magaalo ayaa ku kala nool nahay
Oo nin aan wada shaqayno waxa uu i yiri sanadkii mar ayaan fasax ku sii nayaa mushaarkaaga iyo shidaalkaga gabfhaas na qaab noocee ah ayaa ula dhaqmaa mana ka maarmo oo waan jeclahah wll.
![Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Sida-ugu-fiican-gabar-guurka-loogu-bandhigi-karo.jpg)