Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho
Meelo badan ayay gaareen banaanbaxyada Muqdisho
Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho

Banaanbaxa ka socda magaalada Muqdisho oo maanta lagu tilmaamay inuu yahay mid aad iyo aad u daran.
taayaro badan ayaa lagu gubay waddooyinka magaalada Muqdisho.
dadka soo baxay oo sheegaya inay rabaan Farmaajo inuu is casilo.
dadkaas oo sii badanaya maanta.
waxaana u badan dhalinyar wiilalal
Xabbad daranna way dhacaysaa.