Sida lagu garto xaaska qooqan

Sida lagu garto xaaska qooqan

Dumarka iyo raga isku mid ma aha xagga xishoodka haweenka waxaa ku abuuran xishood badan marka loo eego raga.

xaaska haddii ay galmo u baahan tahay toos uma sheegan karto, maxaayeelay waxay ka baqaysaa in lagu tuhumo inay xun tahay.

Sida lagu garto xaaska qooqan
Sida lagu garto xaaska qooqan

Bulshadaha badankooda waxay aaminsan yihiin dumarka galmada nimankooda ka dalbado inay horay usoo kasi jireen haweenka, dhilooyinka ayaa galmo dalbada. gabadha fiican waxaas way ka xishootaa.

qaar ayaa wali sii aaminsan hadday xaaskaaga galmo ku weyddiisato waa gabar dhilo ah, illeen naagta dhilada ayaa raadiso waxaas.

Sheekada noocaas ah wax sal ay leedahay malaha, naagta ninkeeda way ka dalban kartaa raaxada ay u baahan tahay, xataa qaabka ay rabto foorar ama jiif ama fadhi ama istaag, waayo waa xaalaal galmada ninkeeda ay la sameynayso, Ilaahay baa iyada ku mannaystay marka ninkeeda waxaa laga rabaa inuu sidaa u ogaado.

Bal waxaad arkaysaa dumarka qaar iyagoo la qabo ayay rag kale shukaansadaan waxay ugu sheekeeyaan sheeko galmo ku saabsan ama raaxo, marka ninkeeda uu la joogo way ka xishoonaysaa ninkeeda, sidoo kale rag waxaa jira haweenka uga sheekeeyo sheekooyinka wasmada ku saabsan oo naagaha kiciyo oo kacsi kasii qaada, marka uu xaaskiisa la joogo wuu ka xishopodaa inuu kula hadlo sheeko raaxo ama wasmo oo labadooda ka dhexayso.

Marka haddaba maxaad ku garan kartaa xaaskaaga markay u baahan tahay  ama ay rabto raaxada sariirta.

Sida lagu garto gabdhaha qooqan way fududahay, naagta kacsiga hayo ninkeeda way usoo labisanaysaa sheeko jacayl ayay ku fureysaa dhar khafiifna way usoo xiranaysaa.

Isaga ayay ku dhegdhegaysaa,  qaar dumarka waxay iska dhigaan kuwa wax raadinaya sariirta hoosteeda inay wax kaga lumeen oo kale hadduu ninka qofka ku jiro, agtiisa ayay ku foorsanaysaa, raga qaar way ku kacaan qaabka foorarka haweenka markuu ninka kaco isagaaba ku dhagayo.

Haweenka aad ayay ugu khatarsan yihiin sida raga loo soo jiito.

astaamaha dumarka qooqan waxaa ka mid ah afkeeda oo qallala candhuufteeda oo engegta markay hadlayso oo ay neeftuur galayso.

calaamada kacsiga gabdhaha waxaa ka mid ah shiirka jirka, inkastoo naagaha qaar aysan sidaa ahayn. Waxaa jirta maahmaah oranaysa:

(الشّيطان أستاذ الرجل وتلميذ المرأة)

(Shaydaanka ninka macalin buu u yahay naagtana arday)

(الشّيطان يكفيه ساعاتٍ ليخدع رجلاً وامرأة، والمرأة يكفيها ساعةً واحدة لتخدع عشرة شياطين).

(Shaydaanka waxaa ku filan saacado siduu u siro nin iyo naag, laakin naagta hal saac baa ku filan si ay u sirto toban shaydaan)

 

Iyadoo ay sidaas tahay haddana naagta caqliga way kaga duwan tahay ninka guud ahaan, isku karti ma aha raga ayaa karti badan xagga fikirka iyo maskaxda, haddana waxaa laga yaabaa inay ka adkaato, wuxuu leeyahay xadiis Bukhaari iyo Muslin ay wariyeen oo laga wariyay Abuu Saciid Alkhudri:

(عَنْ أَبِي سَعِيدٍ الْخُدْرِيِّ قَالَ: خَرَجَ رَسُولُ اللَّهِ -صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ- فِي أَضْحَى أَوْ فِطْرٍ إِلَى الْمُصَلَّى، فَمَرَّ عَلَى النِّسَاءِ، فَقَالَ: “يَا مَعْشَرَ النِّسَاءِ، تَصَدَّقْنَ، فَإِنِّي أُرِيتُكُنَّ أَكْثَرَ أَهْلِ النَّارِ” فَقُلْنَ: وَبِمَ يَا رَسُولَ اللَّهِ؟ قَالَ: “تُكْثِرْنَ اللَّعْنَ، وَتَكْفُرْنَ الْعَشِيرَ، مَا رَأَيْتُ مِنْ نَاقِصَاتِ عَقْلٍ وَدِينٍ أَذْهَبَ لِلُبِّ الرَّجُلِ الْحَازِمِ مِنْ إِحْدَاكُنَّ” قُلْنَ: وَمَا نُقْصَانُ دِينِنَا وَعَقْلِنَا يَا رَسُولَ اللَّهِ؟ قَالَ: “أَلَيْسَ شَهَادَةُ الْمَرْأَةِ مِثْلَ نِصْفِ شَهَادَةِ الرَّجُلِ؟” قُلْنَ: بَلَى. قَالَ: “فَذَلِكِ مِنْ نُقْصَانِ عَقْلِهَا. أَلَيْسَ إِذَا حَاضَتْ لَمْ تُصَلِّ وَلَمْ تَصُمْ؟” قُلْنَ: بَلَى. قَالَ: “فَذَلِكِ مِنْ نُقْصَانِ دِينِهَا” )

(Abuu Saciid Alkhudri ayaa laga wariyay wuxuu yiri: Nabiga (SCW) ayaa u soo baxay ciid Fidri ama Adxaa) meesha lagu tukado, dumarka ayuu soo maray wuxuu yiri: dumarow sadaqeysta waxaan idin ku arkay inaad naarta ku badan tihiin, waxay dhaheen: maxaa rasuulkii Allow? wuxuu yiri: lacnadda ayaad badisaan ninka waad dafirtaan, ma arkin kuwo naaqus ah xagga caqliga iyo diinta oo tagsiis badan caqliga ninka oo go’aanka leh, waxay dhaheen: rasuulkii allow naaquska diinteena iyo caqligeena waa maxay? wuxuu yiri: miyaysan ahayn markhaatifuridda naagta mid ah nuska midda ninka? waxay dhaheen: haa wuxuu yiri: middaas waa naaquska caqligeed,  sow ma aha midaan tukanin oon soomin markay caado ku dhacdo? waxay dhaheen: haa, wuxuu yiri: middaasna waa naaquska diinteeda)

Raadraac

Dhagarta Dumarka Intay La Eg Tahay Sheeko Yar

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More