Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno

Su’aasha:

Shuunka markan Iska xiiro cuncun ayan kadarema meshan kaxiiray maxa sababa maantay inan xooqo ayay ubaahanyahay ma cudurba mise wa wax dadka odhan ey leyihiin rag iyo dumarba
Mida kale Markan Iska xiiro timahas kacsigeyga wa zaaid marka ay tiimaha batan wa Iska normal maxa sabab uah

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno
Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno

Jawaabta:

Tinta hoose marka la xiiro dadka badankooda waxay u keentaa cuncun daran waxaana sabab u ah taas maqaarka oo ay kasoo yaacaan nabro yaryar oo xanuun badan kuwaas waxay keenayaan cuncun, waxaa kaloo ku dhaca caabuq meelaha ay timaha kasoo baxaan, sidaa daraadeed cuncunka wuxuu daran yahay marka ay timaha soo baxayaan.
Sida ugu fiican loo reebi karo cuncunka:

Qofka marka uu xiiri rabo waxaa fiican inuu biyo ku dhaqo meesha iskana ilaaliyo inuu ku xiirto sakiin ay dad kale adeegsadeen, sidoo kale inuu maqaarka si tartiib ah u qabto ee uusan xoog u jiidin iyo sakiinta inuu timaha la raaco ee inuusan kahor keenin, markuu xiiritaanka dhameeyo inuu ku dhaqo meesha biyo qandac ah kaddib inuu ku qalajiyo maro nadiif ah, waxaa kaloo uu adeegsan karaa careemka la marsado marka timaha la xiirayo.

Teeda kale kacsiga waxaa keena cuncunka laftiisa meesha marka la xoqo qofka wuxuu dareemaa raaxo keenaysa inuu kacsado taasna waxaa sabab u ah dhiigga meesha soo gaaraya oo xididaha keenaya.

 

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

Diinta waxay noo sheegtay in xiiridda shuunka ay ka mid tahay fidrada

 

 قال النبي صلى الله عليه وسلم : الفطرة خمس : الختان ، وحلق العانة ، ونتف الإبط ، وتقليم الأظافر ، وحلق الشارب
أخرجه النسائي

لقد جمعت شريعة الإسلام من كل شيء أحسنه، وهي موافقة في تشريعاتها كلها للفطرة النقية الطاهرة في كل شيء، ومن ذلك سنن الفطرة التي تعتني بنظافة الإنسان باطنا وظاهرا.
وفي هذا الحديث يبين النبي صلى الله عليه وسلم خمس خصال من خصال الفطرة، والمقصود بالفطرة هنا: سنن الأنبياء، أو الدين.
وأول هذه الخصال الخمس: الختان، وهو قطع القلفة التي تغطي الحشفة من الرجل، وقطع بعض الجلدة التي في أعلى الفرج من المرأة كالنواة أو كعرف الديك، ويسمى ختان الرجل: إعذارا، وختان المرأة خفضا.
وثانيها: الاستحداد، وهو استعمال الموسى في حلق العانة، أي: الشعر النابت حول الفرج.
وثالثها: نتف الإبط، وهو نزع الشعر النابت تحت الإبط، والأفضل فيه النتف لمن قوي عليه، ويحصل أصل السنة بإزالته بأي وسيلة كانت.
ورابعها: تقليم الأظفار، أي: قص ما طال من أظفار اليد والقدم بالمقص أو ما شابه؛ لإذهاب ما يجتمع تحتها من الوسخ.
وخامسها: قص الشارب، وهو الشعر النابت على الشفة العليا، فيقص حتى يبدو طرف الشفة، أو يزيل ما زاد على الشفة، وقد وردت روايات أخرى فيها الأمر بحفه وجزه كذلك، ومنها: حديث ابن عمر رضي الله عنهما في الصحيحين، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «خالفوا المشركين؛ وفروا اللحى، وأحفوا الشوارب» والمعنى واحد.
وذكر هذه الخصال الخمس لا يعني الحصر؛ فقد ورد في روايات أخرى زيادة خصال للفطرة غير هذه الخمس؛ ففي صحيح مسلم عن عائشة أم المؤمنين رضي الله عنها، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «عشر من الفطرة: قص الشارب، وإعفاء اللحية، والسواك، واستنشاق الماء، وقص الأظفار، وغسل البراجم، ونتف الإبط، وحلق العانة، وانتقاص الماء». قال زكريا: قال مصعب -أحد رواة الحديث-: ونسيت العاشرة إلا أن تكون المضمضة.

Shaving pubic hair causes severe itching for most people, and the reason for this is that the skin develops small, painful sores that cause itching. There is also an infection in the area where the hair grows, so the itching is severe when the hair grows.
The best way to prevent itching:

When a person wants to shave, it is best to wash the area with water and avoid shaving with a razor that has been used by other people. Also, he should hold the skin gently and not pull it hard and the razor should follow the hair and not bring it forward. When he finishes shaving, he should wash the area with warm water and then dry it with a clean cloth. He can also use the cream that is applied when shaving.

On the other hand, arousal is caused by the itching itself. When the area is rubbed, the person feels a pleasant sensation that causes him to become aroused, and this is due to the blood reaching the area and bringing it to the veins.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More