SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH

SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH

Riyada:

ASC CIID MUBARAKwawaxan ku riyooday xalay anoo jooga dhul barwaaqo ah oo ay SHINBIRO aad u fara badan oo kala wada nooca lkn aan waawaynayni samadii qariyeen qaarna ay ciyaarayaan laba ayaa isqabsaday oo dabadeed cirka isula baxay oo dabadeed waxay sameeyeen xawaarahay ku socdeen ayay Noqdeen lixmidhoo shinbira oo dheer oo isku yaala waxay samadiiba qorsoontay SHINBIRO qaarbaa huruud ahaa buluug green aad baan u daawanayay aniguna min marmarna waabay iga qoslinayeen siday u ciyaarayeen oo sidii daruurtii dhulka hadheeyay
Allah mahadle.

SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH
SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH

Fasirka:

Riyadan mid la mid ah ayaan fasirnay, waxaan kaa rajaynaynaa riyo aan kuu fasirnay inaadan soo celinin, inta aadan soo qorin webka ka raadi riyada, waxaa laga yaabaa inaad hesho midda aad aragtay mid la mid oo farqi aan u dhexeynin in kastoo wax yar ay isbadali karto.

Halkan ka daawo faahfaahinta riyada shinbiraha

We have interpreted this dream in a similar way. We hope that you will not repeat the dream we have interpreted for you. Before you write it down, search for the dream on the web. You may find the one you saw that is similar to the one you saw, with no differences, although a few things may change.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More