Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa

Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa

Su’aasha:

Asc maxaa keena qofka inuu hadalka dhib ku noqdo oo ka soo bixi ama waxa ay u qaanaan soomalida Shikshiga maxaase daawo u ah wll.

Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa
Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa

Jawaabta:

Cudurka shigshiga oo loo yaqaano carabiga التلعثم ama التأتأة afka ingiriiskana Stuttering waa cudur caan ah dadka qaarkii dhuca, hadalka ayaa dhibaya ereyada ayay kusoo celceliyaan iyagoon xukumi karin soo celcelintaas.
Cudurka shigshiga wuxuu xiriir la leeyahay xiriirka ka dhexeeya dareemaha maskaxda iyo carrabka ama xubnaha qaalbilsan hadalka.
Cudurkan ilaa iyo hadda daawo toos u daaweysa looma hayo, laakin qofka wuxuu sameyn karaa arrimo ku caawinaya si fiican inuu u hadlo.
Inaad hagaajiso qaabka aad u hadlayso hadalka inaadan ku degdegin oo aad kala dhigdhigto ereyada.
inaad isku daydo dadka inaad la wadaagto hadalka adoon ka baqaynin in lagu caayo ama wax lagaa sheego, sidoo kale inaad naftaada ku kalsoonaato oo aadan dadka hadalkooda ka baqin, arrimahaas waxay kaa cawinayaan inaad awooddo hadal toosan aan shigshig ku jirin.

 

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Stuttering is a popular disease in English. Stuttering is a popular disease in some people. Speech is disturbing the words they repeat without being able to judge the repetition.
Stuttering  disease is linked to the relationship between the brain’s sensory and the tongue or the speech-like organs.
There is still no direct cure for this disease, but a person can do things to help them speak better.
To improve the way you speak speech not to rush and put words apart.
to try to share the speech with people without fear of being insulted or spoken about, as well as to trust in yourself and not to be afraid of people’s words, these things will help you to be able to speak straight words without Stuttering .

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More