Site icon Daruur درور

Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

Warar baa waxay sheegeen in dowladda Sacuudiga iyo midda Imaaraadka ay weerar ku hayaan gabadha soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ilhaan Cumar oo noqotay xildhibaanad maraykan.

Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta
Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

waxay afllagaaddeeyeen ilhan waxay ku sheegeen inay tahay addoon sidoo kale dadka soomaaliyeed inay yihiin addoomo.

tasoo ka caraysiisay Sheekh Xasan Daheeye oo jawaab kulul siiyay maxamed bin Salmaan iyo Maxamed Bin Saayid oo la sheegay inay weerar ku hayaan Ilhan Omar.

halkan ka daawo muuqaalka sheekha

Exit mobile version