Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta News By Daruur On Dec 21, 2018 224 0 Warar baa waxay sheegeen in dowladda Sacuudiga iyo midda Imaaraadka ay weerar ku hayaan gabadha soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ilhaan Cumar oo noqotay xildhibaanad maraykan. Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta waxay afllagaaddeeyeen ilhan waxay ku sheegeen inay tahay addoon sidoo kale dadka soomaaliyeed inay yihiin addoomo. tasoo ka caraysiisay Sheekh Xasan Daheeye oo jawaab kulul siiyay maxamed bin Salmaan iyo Maxamed Bin Saayid oo la sheegay inay weerar ku hayaan Ilhan Omar. halkan ka daawo muuqaalka sheekha Ilhan OmarImaaraadSacuudiVideo 0 224 Share