Sheekh Kenyaawi oo Makhaayad iskusoo sawiray

Kenyaawi oo ka wado Muqdisho  olahaha nabad iyo nolol, Kenyaawi wuxuu booqday RW Khayre aad baana loogu soo dhoweeyay xafiiska Khayre.

dad badan ayaa arrintan si kale u arkay, xitaa ku tiriyay inuu yahay qof ay wadato woladda soomaaliyeed, si ay ugu soo jiidato shacabka, ololaha cafi walaalkaaga waxaa la sheegayaa inuu yahay mid dowladda ay ka dambayso.

Sh Kenyaawi oo makhaayad ka shaqaynaya
Sh Kenyaawi oo makhaayad ka shaqaynaya
Sheekh Kenyaawi makhaayad jooga
Sheekh Kenyaawi makhaayad jooga

dadna waxay lee yihiin sheekh kenyaawi oo waa qof wadaad ah oo umadda soomaaliyeed khayr ula rabo, waxyaalahan uu samaynayo kama aha igu sawir ee waa kasoo fulay damiirkiisa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More