Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa
Waxaa jiray doolli wuxuu ku noolaa makhaasiin qamadi ku keydsanaa, makhaasiinka wuxuu lahaa boq yar oo qamadiga kasoo daato laakin xabad xabad ayuu usoo daadan jiray illeen boqa aad buu u yaraa.
Doolligana wuxuu ku noolaa nolol fiican, laakin maalin maalmaha ka mid ah wuxuu rabay inuu ku faano raaxada noloshiisa oo inuu u muujiyo asxaabtiisa ee dooliyaasha.
wuxuu jajabiyay alwaaxa, boqa ayuu weyneeyay wuxuu u yeeray daaliyaal kale inay soo booqdaan wuxuu yiri: kaalaya gurigeyga waxaad ka helaysaan cunto badan.
Laakin markuu soo galiyay diooliyaasha wuxuu dareemay in meesh aan boq oollin maxaayeelay ninka makhaasiinka iska lahaa ayaa arkay in boqoa weynaaday markaas ayuu xiray.
Sheekada waxaa laga qaadanayaa cibradan oo ah:
Sababaha arsaaqda ay kaaga go’do waxaa ka mid ah muujinta kibirka iyo faanka iyo in laga badbadiyo, taas sabab ayay u noqonaysaa in la arko qofka waxa uu samaynayo markaas baaba’ iyo burbur ayaa ka dambeynaya.
Maadaama arrintaada ay si fiican ku socoto ka qarso xaalkaaga dadka kale oo ku raaxayso wixii aad haysato.
كان هناك فأر يعيش في مخزن للحبوب في وكان للمخزن ثقب صغير يخرج منه القمح حبة حبة. كان هذا الفأر يعيش أيامًا وفيرة، لكنه أراد ذات يوم أن يتباهی برفاهيته ويظهرها لأصحابه من الفئران، فقرض الخشب، ووسع الثقب، ودعا فئرانًا أخرى إلى زيارته :
تعالو إلى بيتي. ستجدون فيه طعاما كثيرا.
لكنه عندما أدخل الفئران لاحظ أن الثقب لم يعد موجودًا. لقد شاهد صحاب المخزن أن الثقب قد اتسع فسده.
العبرة من القصة :
أن من أسباب انقطاع الأرزاق هو الرغبة بإظهار البذخ والمبالغة في ذلك، فيكون ذلك سببًا لتسليط الأضواء على من يفعل هذا ويكون بعد ذلك الهلاك والحرمان !
ما دامت أعمالك تسير على ما يرام، فاكتم أحوالك عن الآخرين وتمتع بما لديك.