Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali
Dadka soomaaliyeed waxay ka qaateen dunida koobka fashalka, marka aad arafto safiirka maraykanka siduu u hagayo kuwa isku sheegaya inay madax yihiin waxaa kuu muuqanayso sheekada aan kuu hayo.
si kaste ha ahaatee ninkan wax yar ma ka wado dalka.
xoolaha jooga wuxuu ugu cayaarayaa si yaab leh, iyaga waxayba ku faraxsan yihiin inay suud qaateen sidoo kale inay gacanta galinayaan safiir ka socda dalka maraykanka.
kuwan hadday ogaan lahaayeen wadaninimada inay tahay dadka ku nool dalka in wax loo qabto, daawada dadka laga fikiro iyo cuntadooda iyo noloshooda guud ahaan way fiicnaan lahayd, laakin ma garanayaan waxa ay tahay arrintaas.