Site icon Daruur درور

Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa

Su’aasha:

Suuli (musqul) Qofku Miyuu Kashaqayn Karaa Mise Waa Shaqo Laga Fiican Yahay Inaa Laga Shaqeeyo Sidoo Kale Qofka Musqusha Kashaqeeya Xanuuno Miyuu Ka Qaadi Karaa Sidoo Kale Caafimaadkiisa Waxyeelo Miyay Soo Gaadhsiinaysaa Fadlan Faahfaahin Dheeri Ah Iga Soo Sii Thank-You

Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa
Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa

Jawaabta:

Haddii shaqo kale aad heli karto waxaa kuu fiican inaad ka tagto shaqada musqulaha, maxaayeelay waa goob nijaaso ah sidoo kale waxaa laga qadaa cudurro qaar siiba marka aan laga taxdarin, haddii ay duruufta kuu geysay oo aadan shaqo kale heli karin iska ilaali inaad in badan dhex joogto oo aad urka u adkaysato.

Exit mobile version