Shamima Begum oo Aabbeheeda cafis u dalbay
Shamima dhalashada dalka UK ayaa lagala noqday markay (ISIS) Daacish ku biirtay
Aabbaha dhalay Shamima Begum oo ka dalbaday xukuumadda ingiriiska inay cafiso gabadhiisa Shamima Begum oo 4 sano kahor ku biirtay kooxda ISIS Daacish waxay aadday dalka Suuriya.
