Dunida jihaad Maka jiraa

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaan doonayaa inaan idin waydiiyo fadwo Diini oo Xasaasi ah Wadamada islaamka 99% Dastuur uma ahan Diinta iyo Kitaabka qur’aanka Taas bedelkeeda Xeerar bini aadamku sameystay ayaa marjic u ah Xeerarkaas ayaana bulshada islaamka lagu kala xukmiyaa Marka Laga Reebo in Dastuuradaas aadmigu Sameeyey aas aas looga dhigo Diinta islaamka Taasina […]
Shamima Begum oo Aabbeheeda cafis u dalbay

Gabdho badan ayaa ka tagay yurub oo ku biiray Daacish. xitaa qaar waxaa ku jiro Soomaali ah, oo ay ka mid tahay Gabadhii laga qaadayay baasabiirka dalka Ingiriiska
Ingiriiska oo baasaboorka kala noqday Shamima Begum

Gabar ku biirtay Daacish ayaa lagala noqday baasaboorka UK gabadhaas oo lagu magacaabo Shamima Begum asalkeeda waxay kasoo jeeddaa dalka Bangladesh, waxay aadday dalka Suuriya si ay uga qaybgasho dagaalada Daacish ay meesha ka wadaan. waxaa la sheegay gabadhan oo rabtay inay kusoo laabato dalka UK laakin dawoladda ingiriiska ayaa kala noqotay baasaboorka. sidoo kale […]
