Site icon Daruur درور

Shahwada ninka feker maku timaadaa

Shahwada ninka feker maku timaadaa

Su’aasha:

Shahwada ninka fikir maku timaadaa in badan waan isku dayay inaan fikir aan biyaha iskaga keeno balse maba dhacdo taas maxa la dhihi karaa.

Shahwada ninka feker maku timaadaa
Shahwada ninka feker maku timaadaa

Jawaabta:

Way dhici kartaa qofka inuu shahwada fikir isaga keeno, laakin aad bay u yar tahay taas, raga qaar ayay sidaas kaga timaadaa waana markay ku badato shahwada, waa raga aan xaaska lahayn oona aan seegaysanin, laakin raga siigaysta ama xaaska leh ma awoodaan inay fikr ku keenaan biyaha.

Kutubta fiqiga ayaa ka hadasho mas’alo soonka la xiriirta taasoo ah: qofka soomman hadduu fikir ku keeno biyaha shahwada asoon gacantiisa ku taaban xubintiisa soonka maka jabaa mise kama jabayo?, taas waxay tilmaamaysaa inay dhici karto arrintaas oo dadka qaarkii ay ka suurowdo.

It is possible for a person to bring an idea to himself, but very little is that, some men come from this and that is when it is abundant in semen, it is men who are unmarried and do not have sex, but men who give or have a wife are not able to bring an idea in the water.

The books of philosophy talk about parables related to fasting which are: if a fasting person brings an idea of the water of the semen without touching his hand, will his fasting limb break or not?, which indicates that this may happen and some people can.

 

Exit mobile version