Site icon Daruur درور

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Su’aasha:

SCW MARKAN NAAG LA HADLO WAAN DHIDIDAA WAANNA KACSADAA SHIIR BADAN AYAA ISKA DAREMA WAXAANA IGA SOO BAXO DHACAAN BADAN OO BIYO CAMAL AH MARARKA QAR MA DAREEMO INUU SOO BAXAY QOFKA DHALINYARADA AH SIDUU ISAGA YARAYN KARAA SHAHWADA BADAN OO CAADI U NOQON KARAA IYO SHIIKRKA BADAN.

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa
Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Jawaabta:

Kacsiga inta aad sheegtay wuu leeyahay ninka marka uu kacsado dhacaan ayaa ka yimaada waa wax dabiici ah sidoo kale shiir ayaa ka yimaada waxaad ku yarayn kartaa kacsiga badan inaad isku mashquuliso wax ka muhimsan waxaas oo dhan, dareenkaaga u keydso xaskaaga, marka aad guursato ayaa lagaa rabaa inaad wax ka tarto xaaska, rag badan ayaa ku fashilma qancinta naagta siiba gabadha markay tahay gabar dareen kacsi xoog leh way ku nacaysaa haddaad tahay nin waxmatare.

Shiirka wuxuu ku imaanaa dareenka qofka si kaste ha ahaado kacsi ama cabsi ama xishood ama yaxyax, qofka marka wax uu ka walwalyo wuu isku shiiraa taas waa wax caadi ah, shiirka waxaad ku yarayn kartaa nadaafadda badan timaha kilkilaha iska xiir si aad u yareyso urka shiirka, haddii meesha ay uskaga tahay shiirka wuu kordhaa dharka dhan ayuu qabsanayaa.

 

The erection as you have said is the man when he gets up falls it comes from it is natural also there is a problem from it you can reduce the arousal to engage in something more important than all this, save your feelings for your memory, when you marry you are required to compete with the wife, many men fail to satisfy the satisfaction of the woman remove the girl when she is a girl feeling strong she dislikes you if you are a man of nothing.

SHIIRKA XOOGA LEH
SHIIRKA XOOGA LEH

Itching comes through the feelings of the person in any way whether it is arousal or fear or shame or shame, when the person is worried about something they get together that is normal, you can reduce the sanitaryness of the hair with the hair shave to reduce the smell of the hair, if the place where it is the smell of the hair increases and catches the whole garment.

 

Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya

 

Kanaalka barta aqoonta

Exit mobile version