Site icon Daruur درور

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay

Su’aasha:

caleenta cagaaran maadama ay cagaaran tahay tan aan isticmaalo ee Lipton way gaduudan tahay maxa sababay cagaarnimada meesha may qorantahy mise ama expire wayay.

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay
Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay

Jawaabta:

Caleenta cagaaran waa cagaar, guduud ma aha, marka aad soo iibsanayso iska hubi inay cagaar tahay inay dhacdayna taariikhda ayaad ka ogaan kartaa, haddii si kas loo baddalay mooyee, wadamada qaar aan ilaalo rasmi ka jirin way dhici kartaa wax dhacay in taariikhda laga baddalo.

Teeda kale waxaa dhici karta inuu yahay shaaha mid cagaar ah laakin caleen guduudan lagu daray baakadka ka akhri waxa uu ka kooban yahay.

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

The green leaf is green, not purple, when you buy it make sure it is green and you can find out from the history that it happened, unless it has been intentionally changed, in some countries where there is no official protection it can happen that the date is changed.

The other tea may be green but a red leaf added to the package read what it contains.

Exit mobile version