Seegada iyo cabsida bulshada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha:

dhowr sano ayan siigo samaynayay mar dhow waxan isku arkay cabsi daran oo dadka an ka baqayo, siiba meel bulsho marka la joogo dadka ayaan ka cabsanayaa yaxyax iyo qajal daran ayan dareema ma laha dhihi karaa sigada ayaa sabab u ah waxa an dareemayo segada ma keni kartaa qofka inu dadka ka baqo.

Seegada iyo cabsida bulshada xiriirka ka dhexeeya
Seegada iyo cabsida bulshada xiriirka ka dhexeeya

Jawaabta:

Waa sax siigada dhibka ay leedahay ayuu ka mid yahay arrinkaas, qofka marka uu siigaysano wuxuu dareemayaa dambi iyo wax xun, marka taas waxay noqonaysaa arrin bulshada ka hor istaagayso inuu ku biiro wuxuu u malaynayaa in dadka ay og yihiin waxa uu sameeyo, illeen qofka siigada sameeya wuxuu sameeya kaligiisa asoon loo jeedin oo wax aadane ah aan u jeedin, marka wuxuu dareemayaa marka uu soo dhex galo bulshada dambiga uu sameeyay in lala og yahay, dadka wejiga ma siin karo, marka waa jirro nafsi ah oo kaa reebayso inaad guul ka keento nolosha, waxbarashada shaqada iyo dhamaan waxqabadka qofka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More