Hadalada qaar waa xigmo aan loo heli karin wax u dhigma.
xigmadda wax badan ayay u tartaa dadka dhalinyarada ah waayo nolosha way ku cusub yihiin qofka waayaaragga ah mar kaste wuxuu soo xusuustaa wixii uu soo maray xagga nolosha.
Hadalka xigmadda ama murtida qofka dad’diisa ayay da’ kale ugu darayaan.
ila eeg hadalkan oo tilmaamaya waaqac sax ah: